Xildhibaan ku eedeeyey dowladda Somalia iney ka dambeysay Weerarkii Kismaayo

Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Somalia ayaa ku eedeeyey weerarkii jimcihii la soo dhaafay ka dhacay Hotel ku yaalla Magaalada Kismaayo iney ka dambeysay dowlada Somalia si loo  khal-khal loo geliyo amniga doorashada Jubbaland ku soo wajahan. Xasan Cabdi Ismaaciil (Xasan Yare) oo laga soo doorto degaanada Jubbaland ayaa sheegay inuu ka mid ahaa Xildhibaano ku … Continue reading Xildhibaan ku eedeeyey dowladda Somalia iney ka dambeysay Weerarkii Kismaayo